Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa isku bedelay labo Wasiir oo kala ah hayay xilalka Wasaradaha Gadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
1-,Duraan Axmed Faarax Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada
2- Maxamed C/llaahi Salaad Oomar Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada.
Tastuurkii waa la laalay ku dhaqanka Sharcigiina waa dhamaaday Maxaay idinlatahay
Dowlad xil heeyn ahayd sugeeysay inta
Dorasho la galaayo kaddibna Raysalwasraha imaan doono iyo dowladiisa in ay xilka ku wareejiso ahayd aya manta waxay bilaabeen in wasiiradii xil heynta in isku bedelaan
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com