Farmaajo – (Waa wadankee aad ku fikireeyso in aad xunto)

Tan iyo markii doorashada ay carqaladeeysay dowladda waxeey joojisay shaqadii loo igmaday taaso ay ka dhalatay ammaan daro, Tusaale ahaan, Wadanka waxaa ka dhacay qaraxyo iyo weeraro ismiidaamin ah oo ay isku dubbariday Al Shabaab saacad gudahood (Kismaayo, Muqdisho iyo Baydhabo)

Farmaajo – (Waa wadankee aad ku fikireeyso in aad xunto)

(Afka Ingariisiga)

Since election impasse entire government stop functioning, as a result security have deteriorated,for instance, today Al Shabaab coordinated explosions & suicide bombing occurred in the country within an hour (Kismayo,Mogadishu & Baidoa).

Farmaajo – (What country is he thinking to rule)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here