Warar ayaa sheegaya in Agaasimaha Villa Somaaliya Cabdinur uu dalka ka baxsaday ama saqo gaar ah loo diray

Warar ayaa sheegaya in Agaasimaha Villa Somaaliya Cabdinur uu dalka ka baxsaday ama saqo gaar ah loo diray, lamana yaqaan meel u Jaan iyo cirib dhigay waxase wararka qaar leeyihiin wuxu safar shaqo u aaday dalalka Ethopia iyo Eritrea asigoo wakiil ka ah formajo iyo fahad . Safarka Cabdinur oo sida la sheegay ah shaqo iyo waqtigaan kala guurka, ayaa isweydiin mudan. Cabdinur oo aad ugu dhow Agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, kana mid ahaa dadka ugu saameynta badan xaafiiska Mohamed Abdullahi Farmajo, ayadoo la rumeeysayahay Cabdinur jaajuus u jooga Fahad yaasiin.

Wararkale ayaa sheegaya in dacwad la xiriirta ku xadgudyada xaquuqal insanka ee ka kala dhacay Magaalooyinka ay degenyihiin Qowmiyada Tigreega iyo Magala madaxda kofur galbeed ee Beydhabo ayadoo lagu xasuuqay dad Somaliyeed .

 

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here