WAR DEG DEG AH Ciidamo Amison ah gaar ahaan kuwa Uganda ayaa caawa la wareegay Xarunta Golaha Shacabka waxeeyna taangiyo ku gooyeen jidadkii laga soo gali lahaa golaha shacabka oo uu bari ka dhici lahaa kulan mudo kordhin loogu sameeyn lahaa Farmaajo taas oo ku kaliftay Mursal in uu fariimo kale u diro Xildhibaanada Baarlamaanka oo uu ugu sheegaayo in uu baaqday kulankii maalinta berito ay ku lahaayeen Xaruunta Golaha Shacabka oo dibna loo dhigay ilaa arbacadda.
Ciidanka Amisom ayaa caawa Farmaajo iyo kooxdisii u dhigay casharadii ay ka sameeyn jireen Daljirka Dahssoon markii ay maqlaan in shacabka Muqdisho ay dhigayeen Bananbax nabadeed oo ay Farmaajo uga dalbanayeen in uusan dalka naga burburin oo uu iska daayo kaliye talisnimadda , dalkana ka qabto doorasho la isla ogol yahay oo xor iyo xalal ah.
Xalada wa is bedeshay caawa waxay uga darantahay ma jiran kooxda VILLA Somalia
Waxa shir leeysugu imaan donaa dhowaan dhaman mamul GOBOLEEDYADA iyo samileeyda SIYAASADDA si Looga wada hadlo
Qaabka ugu haboon oo dorasho wada ogol ah
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com