Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeyna (Sawiro)yaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka .

Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeynayaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka .

Shirkan oo madaxda dowlad gobaleedyada ay la qaadanayaan wadamada loo yaqaano C6+ ayaa looga hadlay Ajendaha shirka Afisiyooni.

Madaxda dowlad gobaleedyada ayaa isku dyaarinaya shirweynaha doorashooyinka dalka ee Lagu qabanayo xarunta Afisiyooni maalmaha soo socda .

Sidoo kale kulanka ayaa la filaya in lagu soo afjaro khilaafka siyaasadeed ee muddooyinkii dambe ka taagna Doorashada.

Madaxweeynayaasha dowlad gobaleedyada dalka ayaa sidoo kale Warbixin siinayo madaxda Wadamada C6+.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here