Sida ay wararka sheegayaan ciidamo fara badan ayaa ka soo ruuqaansaday labada shabelle ayagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho ku waas oo ahaa ciidamadii furinta ku jiray soo banneeyeene oo Farmaajo u arkaayay ciidamo heeb Qabiil!
Maalmahan baa lagu hayey janan Biixi baa xerada Damaanyo ugu khudbeeyey “Haramcad” iyo “Gorgor” oo soo xirxiraya xildhibaanada la gashay liiska ah inaysan 5 fadhi soo xaadiri karin! Wa kuwaas milatarigii rasmiga ahaa soo banneeyey furimaha oo u yimid Xamar inay ka jawaabaan baaqa hooyooyinkii iyo odayaashii Samatobixinta!
Farmaajo xisaabo khaldan buu isku dhufsadee bal aan aragnno suu ula xaalo ciidankaas!
Sidoo kale dhallinyaradii Banaadir oo beri n&n taageeri jiray ayaa la baxy hadda Badbaado Qaran.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com