Balad weyne ayoo ka dagila yahay,Qaska aan dhamaadka laheen yaa mas ‘uul ka ah.
Maxaa diidan in ay jawiil dagmo noqoto maa daama ay leedahay waxii dagmo laga rabay.
Ninka Cali Jeyte la yiraahdo waxoo umuuqdaa nin xoogiisa kutashanaayo aaminsan in qoriga wax lagu sixikaro Cali nin yar maaha waxoo u soo joogay dagaalobadan oo dad badan lagu waayay waxaan dhihilahaa qoriga oo sito dhulka heeys ka dhigo hana tix giliyo daaro Mudulood ad duunka lama sheegin nin waalidkiis ka weeyn.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com