Sargaalka hogaaminayay Ciidanka Fahad Yasiin uu shalay ka soo buuxiyay xarunta Baarlamaanka waa ninka sawirkaan ka muuqdo waxaa lagu magacaabaa Maxamed C/Qaadir Qaameey oo dhalinta xaafadiisu ay u yaqaanaan “JK”.
Ninkaan oo horay uga tirsanaa Alshabab ayaa xil saree ka gaaray waxa loogu yeero Amniyaadka Madax-jabiska isagoo magaciisa afgarashada uu ahaa “SHAKIIB”.
Shakiib ayaa shalay xarunta Baarlamaanka dhexdeeda Xildhibaanadda Dastuurka ku taagnaa ee diidanaa in la jebiyo sharciga dalka Somaliya u degsan ugu hanjabay in uu madaxa ka wada toogan doono.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com