Sunday, August 23, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Puntland oo qabatay Doomo Shisheeye oo Kalluumeysi sharci darro ah waday

    Kadib howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF iyo Booliska degmada Xaafuun ee gobolka Bari kusoo qabtay Doonyo laga-leeyahay dalal shisheeye,...

    Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo

    Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka...

    Cali Guudlaawe oo booqday Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne baaqna jeediyay

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray qaraxyadii...

    Weerar lagu qaaday Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose

    Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

    Howlgallo ka billowday Muqdisho kadib Amaradii Farmaajo & Rooble

    Kadib kulamo is xigay oo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ay la yeesheen Saraakiisha Hay’adaha Amniga ayaa...

    Shir looga hadlayay Amniga caasimadda oo Muqdisho lagu qabtay

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada...

    laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Burcad dhac geysaneysay

    Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameeyeen ayay gacanta ku dhigeen burcad hubeysan oo dad shacab ah ka dhacayay teleefoono xaafada Raadeelka oo katirsan...

    Doorashada Kursiga Hop#058 oo Maanta dhaceysa

    Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Hir-Shabeelle ayaa Maanta oo Isniin ah Magaalada Beledweyne ku qabanaya doorashada kursiga Hop#058 oo ay ku tartamayaan...

    Maxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed & Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar?

    Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku jooga magaalada Dooxa ee Dalka Qatar ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal...

    Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah yeeshay

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Xarunta Madaxtooyada ay kulan wadatashi gaar ah ku yeesheen Madaxweynaha Puntland...

    Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay Dowlad Degaanka

    Maleeshiyaad hubaysan ayaa weerar ku qaaday dad ku sugnaa Aaga Qabalaha Waal ee Santarka Yamaaruglay ee dowlad degaanka Soomaalida, iyaga oo weerarka  ku dilay...

    Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay guddiga xulaya ergada kursiga HOP 58

    Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Hirshabelle ayaa shaaciyey guddiga xulaya ergada kursiga HOP#58 , Waxaana kursigaan horay ugu fadhiyay Nuur Iidow Bayle. Kursigaan...

    Most Read