Saturday, August 22, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Ciidanka dowladda oo howlgal ku qabtay Xubno katirsan Al-Shabaab

    Ciidanka Ururka 35 Aad guutada 7aad Qeybta 60aad ee xoogga dalka ayaa howlgallo ka dhan ah Ururka Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeen degaano iyo...

    Muwaadin Soomaaliyeed oo toogasho lagu dilay Mareykanka

    Rag aan weli heybtooda la garan ayaa Magaalada Portland ee Gobolka Oregon eee dalka Mreykanka waxaa ay kudileen Muwaadin Soomaaliyeed, iyaga oo dilka kadib...

    Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo xirtay waddo muhiim ah

    Ciidamada oo katirsan kuwa daraawiishta dowlad Goboleedka Galnudug ayaa Maanta waxaa ay xirteen waddo muhiim ah oo kutaalla Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Ciidamadaan oo...

    Shir laga yeeshay Amniga Gobolka Bari xilli

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/sare C/qaadir Jaamac Dirir iyo ku Xigeenkiisa , ayaa shir guddomiay shirka Khamiislaha, waxana ka qeyb galy , waaxyaha...

    Madaxweynaha Puntland oo Magacaabis kale sameeyay

    Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 21 ee 30ka March 2022 kuna saabsan dhismaha Maxkamadda Sare ee Puntland. Madaxweynaha Maamulka...

    Dad u xirnaa Ciidamada Itoobiya oo la siidaayay

    Waxaa Maamulka Degmada Feer-Feer, iyaga oo kaashanaya Odoyaasha Dhaqanka deegaanka ay ku guuleeysteen in ay soo daayaan Dhalinyaro Shalay Ciidamada Itoobiya ay ka wateen...

    Shir looga hadlaayo Caqabadaha heysta hay,adda Socdaalka oo Kismaayo ka furmay

    Madaxweyne K/xigeenka Koobaad ee Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta ka furay Magaalada Kismaayo Shirka isku xirka Howlaha Laamaha Hay’adda Socdaalka...

    Safaaradda Mareykanka ee Kenya oo sheegtay inaysan aqoonsanayn dukumeentiyada Somalia

    sida lagu sheegay War kasoo baxay Safaaradda Mareykanka ee Nairobi in aysan aqoonsanayn dukumeentiyada Soomaaliya lagasoo qaato ee ay bixiso dowladda Feseraalka ah ee...

    Wafdi ka socda WFP oo gaaray degmada Doolow kulamana bilaabay

    Guddoomiyaha Degmada Doolow xubno ka mid ah maamulkiisa waxgaradka, cuqaasha iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa kulan la qaatey wafdi ay hogaaminayso ku xigeenka...

    Nin Oday ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

    Kooxo hubeysnaa ayaa saaka Xaafada Macalin Nuur oo katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir waxaa ay kudileen Nin Oday ah kana mid ahaa dadka...

    Qarax geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

    Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,...

    Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Israa’iil

    Waa weerarkii saddexaad oo noociisa ah oo ka dhacay gudaha Israaiil muddo toddobaad ah oo dad lagu dilay . Muuqaal laga soo duubay goobta uu...

    Most Read