Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Maxaa looga hadlay wadahadalkii dhexmaray Erdogan iyo Zelenskyy?

    Madaxweynaha Turkiga Erdogan ayaa khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Ukraine Zelenskyy, waxayna labada hoggaamiye ka wadahadleen xaaladda gudaha Ukraine. Labada hoggaamiye ayaa isla soo qaaday...

    Faahfaahin weerar Askar lagu laayay oo ka dhacay duleedka Dhuusamareeb

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xalay  ka dhacay aagga deegaanka Balli-Bire oo dhanka Waqooyi kaga beegan Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa...

    Laftagareen oo Shihaado KMG ah Xildhibaano siiyay

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta dhammaan la kulmay Xildhibaanada laga soo doortay Koonfur Galbeed. Laftagareen ayaa Xildhibaanada kala...

    Shabaab oo la sheegay in xoolo iyo dadkii watay ay afduubteen

    Ururka Al Shabaab ayaa saaka Afduubtay 7 ruux oo xoolo dhaqato ah iyo Xoolihii ay wateen Koonfurta Gobolka mudug Wararka ka imaanaya Duleedka Deegaanka Baraag...

    Booliska Beledweyne oo sheegay inay wadaan baaritaanka qaraxyadii khasaaraha geystay

    Ku simaha Taliyaha Booliska Degmada Baledweyne Bashiir Cadaani  ayaa sheegay in Qaraxyadii xalay ka dhacay Baledweyne uu fuliyay ruux soo xertay Jaakad kasameysan walxaha...

    Puntland oo Shir ka yeelatay weerarada Al-Shabaab & Daacish

    Taliyaha qaybta booliska Gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa yiri” Waa wiIlal yaryar oo la Marin habaabiyay way dayacan yihiin mana laha awood...

    Sanbaloolshe oo sheegay in qarixii lagu dilay Xildhibaan Aammino Maxamed uu ahaa mid siyaasadeysan

    Agaasimiii hore ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in qaraxii xalay lagu...

    Qoor Qoor oo kulan gaar ah la qaatay Xildhibaannada laga soo doorto Galmudug

    Kadib markii Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ( Qoor Qoor) uu dhawaan u yeeray Xildhibaannada labada Aqal ee Galmudug laga soo doorto ayuu xalay...

    Tirada dadka ku dhintay qaraxyadii ka dhacay Beledweyne oo kordhay

    Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan. Ugu yaraan...

    Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Amray in baaris deg deg ah lagu sameeyo Qaraxyadii Beledweyne

    Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aad u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay afaafka hore Madaxtooyada Magaaalada Beledweyne oo ay ku geeriyoodeen Allaha u naxariistee...

    Xildhibaan Aamino oo ku geeriyootay Qarax ka dhacay Beledweyne

    Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah oo lagula eegtay magaalada Baladweyne caawa. Qof isku soo xiray walxaha...

    Dowladda Norway oo oo taageero Cusub u balan qaaday Maamulka G/Banaadir sawiro

    Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka Dowlada hoose ee Xamar ku qaabilay wafdi...

    Most Read