Ururka Al Shabaab ayaa saaka Afduubtay 7 ruux oo xoolo dhaqato ah iyo Xoolihii ay wateen Koonfurta Gobolka mudug
Wararka ka imaanaya Duleedka Deegaanka Baraag Ciise ee Koonfurta Gobolka mudug ayaa kusoo waramaya inay saaka Al shabaab dhaceen ilaa 3 Kadin oo Geel ah iyo Wiilashii jiray
Maamulka Deegaanka Bajeela ee Gobolka mudug ayaa xaqiijiyay inay Shabaab dhaceen Xoolahaas.
Wali Saraakiishu Daraawiishta iyo Maamulka Gobolka mudug kama hadlin.
wariye liibaan