Puntland oo Shir ka yeelatay weerarada Al-Shabaab & Daacish

Taliyaha qaybta booliska Gobolka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud ayaa yiri” Waa wiIlal yaryar oo la Marin habaabiyay way dayacan yihiin mana laha awood wayn bulshada ayeey ku dhex dhuuntan marka hadii ay arkaan ciidanka oo feejigan waxba ma sameyn karaan”

taliyaha qaybta Nugaal ayaa sidoo kale ka hadlay ka hortaga mandooriyaha oo xiligan ka sii yaranaya gudaha Garowe kadib markii Ciidamada ay kordhiyeen howlgallada ka dhanka ah.

Taliska qeybta Booliska Gobolka Nugaal ayaa dhwor jeer  ooh ore sheegay inay ka feejigan yihiin weerarada Al-Shabaab iyo Daacish , iyaga oo mararka qaar sameeyo howlgallo ka dhan ah.

wariye liibaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here