Monday, November 17, 2025
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaalida Ciidamada Itoobiya ayaa ku xad-gudbay ku dhawaaqista Ankara

    Qaahira - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaalida Axmed Moalem Faki, Addis Baba, ayaa dalbaday in Ankara uu ku dhawaaqo, iyo waxa lagu sheegay nuxurka heshiiska,...

    Itoobiya ayaa beenisay eedeymaha loo soo jeediyay ee ku aadan weerarkii lagu qaaday saldhigyada ciidamada Soomaaliya ee gobolka Gedo

    Addis Ababa – Dowladda Itoobiya ayaa si kulul u beenisay eedeymaha dowladda Soomaaliya ay u jeedisay ee ku aadanaa weerar la sheegay in lagu...

    Dib u howlgelinta shaqsiyaadkii Gabre ee TPLF ee Muqdisho jawaasiista uga soo ahaa 2006 – 2016 sida Sanbaloolshe iyo Cali Balcad

    Dib u howlgelinta shaqsiyaadkii Gabre ee TPLF ee Muqdisho jawaasiista uga soo ahaa 2006 - 2016 sida Sanbaloolshe iyo Cali Balcad waa tallaabo gaf...

    Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

    Muqdisho, Axad, 22 Diseembar 2024: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabis iyo isku-shaandhayn ku sameeyay qaar kamid...

    Wax lagu heshiiyay ma jirto waa is arag dambe iyo iska daba wareeg dadka lagu qaldaayo.

    Wajiyada aqrista raga meesha fadhiya, wax lagu heshiiyay ma jirto waa is arag dambe iyo iska daba wareeg. Itoobiya kama tanaasulin MoU sharci darada ahaa...

    Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo millatari ka wada gobolka Bari,

      Siciid Cabdullaahi Deni: Laba Ujeedo oo Halgan Siyaasadeed iyo Is-Muujin Ah Maalmihii la soo dhaafay, Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed iyo millatari...

    Aun Marxuum Danjire Yusuf Dheeg aamiin ayay aheyd in caawa loogu sameeyo Aas Qaran & Baroordiiq magaalada Muqdisho.

    Aun Marxuum Danjire Yusuf Dheeg aamiin ayay aheyd in caawa loogu sameeyo Aas Qaran & Baroordiiq magaalada Muqdisho. Nasiib xumo wadani Soomaaliyeed buu ahaa midnimo...

    Khiyaano Qaran inay dambi weyn tahey maba yaqaaniin kooxda Damjadiid iyo Ninka madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud .

    Khiyaano Qaran inay dambi weyn tahey maba yaqaaniin kooxda Damjadiid iyo Ninka madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud . Caawa waxaa Hotel Jazeera lagu qabtey baroordiiq...

    Badbaadinta Qaranimada Soomaaliya iyo Tallaabo Degdeg ah oo Laga Sugayo Madaxda Qaranka

    Waxaan ayaandaro ah oo Qaran jab ku ah Dowladnimada iyo Qaranimada Soomaaliya maanta in Xildhibaano Federal ay ka yihiin Labada Aqal ee Golaha Shacabka...

    Siyaasiyiin caan ah ayaa kasoo horjeestay sharciga lagu dhisayo guddiga doorashada ee uu ansixiyay baarlamaanka federaalka Soomaaliya

    Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo shir jaraa’id si wadajir ah u qabtay maanta oo...

    Dadkii Soomaalida ahaa ee deggan UK ee ka qayb galay kulankaas waxay soo arkeen ceebo iyo waji-gabax ku dhacay madaxdaas. Markii ay tageen Baarlamaanka...

    Waxaa ceeb iyo arrin foolxumo ah oo taariikhda dowladnimada Soomaaliya ku ah in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aaden Madoobe, iyo xildhibaanada Maxamed Cajiib, Murjaan,...

    Madaxweynihii hore, Sheekh Shariif ,Imaam Daahir iyo ugaas Maxamud, ayaa wakhti badan geliyey xalinta dagaalladaan soo noq noqday

    Degmada Warshiikh waxaa ka socda dagaal u dhexeeya labo jufo oo ka tirsan Beesha Abgaal, waxaana ilaa hadda dowladda madaxweyne Xasan Sheekh aysan wax...

    Most Read