Aun Marxuum Danjire Yusuf Dheeg aamiin ayay aheyd in caawa loogu sameeyo Aas Qaran & Baroordiiq magaalada Muqdisho.

Aun Marxuum Danjire Yusuf Dheeg aamiin ayay aheyd in caawa loogu sameeyo Aas Qaran & Baroordiiq magaalada Muqdisho.
Nasiib xumo wadani Soomaaliyeed buu ahaa midnimo iyo wadajirka dalka u istaagey weeye sababta xus Iyo in la xusuusta loogu diidey waayo Somalia 🇸🇴 ayay kale weyneyd Qabyaalad iyo Qoys .

Maanta Xamar Dowlada ka talisa Wadani iyo Qaranka waxay ka doorbidey in dadka iyo Dalka loo celiyo 1991, la boobo Hantida Dalka , la weyneeyo qof walbo khiyaano Qaran galey !

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here