Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Hooyo Somaliyeed iyo shan caruur ah loo qaaday waddan ku yaala Yurub kidb maxaa dhacay hoos ka aqriso..

    Sagaashameeyadii ayaa hooyo Somaliyeed iyo shan caruur ah loo qaaday waddan ku yaala Yurub. Waa la dejiyay ilmihiina school ayaa la geeyay. Maalin maalmaha...

    Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi (Farmaajo) ayaa goor dhow iska xaadiriyey Teendhada Afisyoone

    Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goor dhow iska xaadiriyey Teendhada Afisyoone oo uu maanta ka dhacayo kulan horudhac u ah...

    Deegaannada Adheegley iyo Bariire ayeey dagaalyahannada Al-shabaab weerar dhowr jiho ah ku qaadeen saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda.

    Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegalay in xoogagga Ururka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay weerar qaraxyo ku bilaawday ku qaadeen saldhigyo ciidamada...

    Mama Saamiya Suluhu Xasan oo madaxweyne ku xigeenka Tanzania ahayd, tan iyo 2015-kii, ayaa la filayaa in ay xilka madaxweynaha la wareegto

    Mama Saamiya Suluhu Xasan oo madaxweyne ku xigeenka Tanzania ahayd, tan iyo 2015-kii, ayaa la filayaa in ay xilka madaxweynaha la wareegto ka dib...

    Laba kamid ah shirkadaha maraakiibta ee dunida ugu weyn ayaa sheegay inay ka baaraandagayaan qaabkii ay uga wareegan lahaayeen marinka Suez,

    Laba kamid ah shirkadaha maraakiibta ee dunida ugu weyn ayaa sheegay inay ka baaraandagayaan qaabkii ay uga wareegan lahaayeen marinka Suez, kadib markii ay...

    Warar ayaa sheegaya in Agaasimaha Villa Somaaliya Cabdinur uu dalka ka baxsaday ama saqo gaar ah loo diray

    Warar ayaa sheegaya in Agaasimaha Villa Somaaliya Cabdinur uu dalka ka baxsaday ama saqo gaar ah loo diray, lamana yaqaan meel u Jaan iyo...

    Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada,

    Beesha caalamka ayaa dadaal dheer kadib ku guuleysatay inay shir isugu keento madaxda dowladda federaalka iyo madax goboleedyada, shirkaas oo maalinta Sabtida ee berri...

    Ciidamo fara badan ayaa ka soo ruuqaansaday labada shabelle ayagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho

    Sida ay wararka sheegayaan ciidamo fara badan ayaa ka soo ruuqaansaday labada shabelle ayagoo ku soo jeeda magaalada Muqdisho ku waas oo ahaa ciidamadii...

    Deg Deg: Besha caamamka oo arinka si kale u dhigtay si loogu madaxweeyneeyo Farmaajo oo Shir kale iskugu yeedhay Maamul Goboleedyada oo ay Aqbaleen

    Deg Deg: Besha caamamka oo arinka si kale u dhigtay si loogu madaxweeyneeyo Farmaajo oo Shir kale iskugu yeedhay Maamul Goboleedyada oo ay Aqbaleen Dowladda...

    Labo Qaxooti oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga ayaa lagu dilay meel u dhow Xuduudka ay Sudan la wadaagto Ethiopia.

    Labo Qaxooti oo ka soo jeeda Qowmiyadda Tigrayga ayaa lagu dilay meel u dhow Xuduudka ay Sudan la wadaagto Ethiopia. Goobjoogayaal la hadlay Wargeys ka...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read