Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Wabar Socdaal oo digniintii ugu danbeeysay u diray Farmaajo iyo Amison, Wabaka Socdaal oo ah Wabarka beesha Hawiye warsaxaafadeed oo soo saaray ku cadeeyay...

    https://www.youtube.com/watch?v=uNlXeHvKs0U Xafiiska damqo Media Network        Firenze , Talyaniga Email: damqomedia@gmail.com

    Qoraal ka soo baxay Madasha ayaa sidoo kale lagu sheegay in Farmaajo Ciidamadii Ku sugnaa Furimaha dagaalka uu u soo raray magaalada Muqdisho.

    Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay...

    Gudoomiyaha ayaa sheegay in Shabaabka ay xerada Awdheegle ku soo weerareen gaari nooca aysan rasaasta karin ah, balse la qarxiyay ka hor intii aanu...

    Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Siidii) ayaa ka hadlay weerarka Sabtidii ay maleeshiyada Ururka Al Shabaab ku qaadeen xeryaha Ciidanka Xoogga...

    Waxaa maalintii labaad teendhada Xarunta tababarka Ciidamada Cirka Soomaaliyeed shir uga soconaya madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka.

    Shirkii maalintii shalay oo sabdiga aheed dhax maray maamul Goboleedyada iyo xukuumada waqtigeeda dhamaaday e Federalka Soomaliya ayaa wax war ah laga helin. Waxaa maalintii...

    tijaabo

    https://www.youtube.com/watch?v=GJUHLDkUiuQ

    Wareesi laala yeeshay Xildhibaan Xasan Firinbi

    https://www.facebook.com/IlajoogNews/videos/873302613515374 Xafiiska damqo Media Network        Firenze , Talyaniga Email: damqomedia@gmail.com

    Waa gabay meelo badan taawanaayo,kaasoo ku sucda Farmaajo kuwa kobaha u sida si ay wax ugu qaatan wax magaratada

    https://www.facebook.com/wood.hussein.9/videos/1056156864878245 Xafiiska damqo Media Network        Firenze , Talyaniga Email: damqomedia@gmail.com

    Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa...

    Madaxweynahii hore dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in ra’iisul wasaarahii hore Soomaaliya Xasan Cali Kheyre uu kahor istaagay maamulkiisii mashaariic gaareysa...

    Garoonka diyaaradaha ayaa muddooyinkii u dambeeyay waxaa ka jiray dhaq dhaqaaqyo siyaasadeed, iyadoo ay xerada xalane degan yihiin Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland

    Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay wareegtada Saldhigga Booliska Garoonka diyaaradaha lagu hoos geeyay Taliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir. Wareegtada oo ku taariikheysan 18...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read