Sunday, July 5, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Midowga Yurub, oo xayiraad  Safarada ku soo Rogaya 11-ka mid Masuuliyiinta sar-sare ee Eritrea iyo 4 hay’adood oo isla dalkaas ah.

    Midowga Yurub,ayaa oo xayiraadii ugu horaysay ee dhanka Safarada ah ku soo Rogaya 11-ka mid Masuuliyiinta sar-sare ee Eritrea iyo 4 hay'adood oo isla...

    Qaramada Midoobey oo ugu baaqday madaxda Soomaalida in ay yeeshaan Kulamo dheeraad ah oo lagu xalinayo qilaafyada taagan

    Qaramada Midoobey ayaa ka hadashay wadahadaladii shalay ka dhacay xarunta Afisyooni iyadoo sheegtay in ay ka war hayso sida uu u dhacay shirkaas. “Qaramada Midoobey...

    Kulanka albaabada ui xirnaayeen ayaa dhax maray xalay Madaxweyne Debni iyo Qoor Qoor,

    Waxaa xalay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku yeeshay Madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug Siciid Deni iyo Axmed Qoor Qoor, kuwaa...

    Puntland iyo Jubbaland oo illaa iyo hadda cidda casuntay meesha uga ma jeedaan saas daraadeed shirkii waay qaadaceen. ( Dawo )

    Waxaa saacadaha soo socda Teendhada Afisiyooni ka  Furmi doona Maalintii labaad shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka dalka . Shirkan oo shalay si hor dhac ah u...

    Dowladda Federaalka oo sheegtay inuu furmay Shirka Wadatashiga ee arrimaha Doorashooyinka

    Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abokar Dubbe ayaa goor dhow ku dhawaaqay in shirka wadaashiga qaran ee looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ee dalka uu ka...

    Madaxweynaha Puntland oo cafis u fidiyay Wariye Kilwe Aadan Faarax

    Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.13 Maarso 22, 2021, kuna saabsan fidin Cafis Gaar ah. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:...

    SAWIRRO: Hormuud Salaam Foundation oo $50,000 ugu deeqday abaaraha Gobolka Gedo

    Hormuud Salaam Foundation oo looga bartey ineey gacan ka geeysato xaaladaha adag ee lasoo gudboonaado dadka Soomaaliyeed ayaa Maanta $50,000 oo dollarka Mareykanka ah...

    Madaxweynaha Puntland ‘‘Meeshii aan Amni u maleynaynay baa xalay nalagu soo weeraray‘‘

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdillahi Deni oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da, ayaa sheegay in aanay war u heyn shirka berito...

    Beesha Caalamka oo war ka soo saaray shirka lagu wado in lagu qabto Xerada Afisyooni

    Saaxiibada caalamka ee Somaliya ayaa boggaadiyay shirka ay Dowladda Federaalka iclaamisay in Isniinta uu ka furmi doono Xerada Afisyooni ee Magaalada Muqdisho. Shirkan ayuu qorshuhu...

    Madasha Badbaado Qaran oo warqad furan oo ka dhan ah Farmaajo u gudbiyay Beesha Caalamka

    Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha & Madaxweynayaasha maamullada Puntland & Jubbaland ayaa waxaa ay Beesha Caalamka u direen...

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Lafta-gareen oo maalmihii...

    Shirka arrimaha Doorashooyinka oo ka dhacayo xarunta Afisyooni ee ciidamada cirka

    Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in dowladdu ay ka go’antahay qabashada doorsaho xor iyo...

    Most Read