Midowga Yurub, oo xayiraad  Safarada ku soo Rogaya 11-ka mid Masuuliyiinta sar-sare ee Eritrea iyo 4 hay’adood oo isla dalkaas ah.

Midowga Yurub,ayaa oo xayiraadii ugu horaysay ee dhanka Safarada ah ku soo Rogaya 11-ka mid Masuuliyiinta sar-sare ee Eritrea iyo 4 hay’adood oo isla dalkaas ah.

Sidoo kale maalmaha soo socda si lamid ah Midowga Yurub waxuu xariyaad kusoo rogi doonaa 27-ka mid ah masuuliyiibta dalka Ethopia,kuwaasoo Magacyadooda la shaacin doono.

Marayaykanka,ayaa asna laga filayaa ilaa beri in ay soo saaraan magacyada saraakiisha iyo shirkadaha reer Eritrea, ee uu xayiraada kusoo rogayo.

Waa bilow hiil iyo garab istaag loo muujinayo Maatada Qowmiyada Tigreega ee loo geystay xasuuqa ba’an.

Ma isleedahay Dadka Somalida ee MuqdishoJidadki ka xeranyihiin qaraxyo u dheeryihiin

Canshuurta u ka so ururiyo Beyla hoteelada xamar lagu jiifo. Xarig iyo dhibna u sii dhertahay in matidaan calamka u so gurmado Raja intee la eg ayeey qabaan

Midowga Yurub, oo xayiraad  Safarada ku soo Rogaya 11-ka mid Masuuliyiinta sar-sare ee Eritrea iyo 4 hay’adood oo isla dalkaas ah.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here