Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Wasiirka Waxbarashada Oo Magacaabay Guddiga Afka Soomaaliga

    Wasiirka Waxbrashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Abuukar Xaaji, (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay guddiga Rasmiga ah ee Afka Soomaaliga, Kuwaasi...

    Dr. Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan Joon) ayaa ka mid ahaa Musharaxiintii isu soo taagtay doorashadii Madaxweynaha ee dhacday sanadkii 2012 (Sawiro)

    Waxaan booqasho sharaf ugu tagnay Raisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Eng. Osman Mohamed Gacal (Osman John) iyo Prof ,Dr Dufla...

    Cabdirashiid ayaa Soomaaliya ka abuuray mowjad siyaasadeed kadib markii uu Sabtidii shaaca ka qaaday inuu saxiixay heshiis shidaal sahmin ah

    Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu maanta xilka ka qaadis ku sameeyo wasiirka batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed, sida ay. Cabdirashiid ayaa...

    Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa noqday musharaxii ugu horreeyey iyo kan kaliya ee u hambaleeyey xildhibaan Fahad Daahir (Dawo)

    Fahad Daahir ayaa xubno badan oo musharaxiin madaxweyne ah waxay ka tirsanayaan  cadaadis xooggan iyo dhibaatooyin, waayna u arkaan inuu ahaa maskaxdii ka dambeysay xadgudubyadii...

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed...

    Rooble Oo Ka Qeybgalay Gabgabada Doorashada Xildhibaanada Matalaya Gobolada Waqooyi (Dawo)

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...

    War Deg-Deg Ah;Qarax Lala Eegtay Kolonyo Galbineysay Madaxweynaha Puntland

    Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo maraya...

    Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u dhaqaaqay inuu joojiyo kursiga tirsigiisu yahay HOP#86 ee uu u sharaxan yahay taliyihii hore ee NISA Fahad...

    Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa u dhaqaaqay inuu joojiyo kursiga tirsigiisu yahay HOP#86 ee uu u sharaxan yahay taliyihii hore ee NISA Fahad...

    Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin,Cabdishakur,Kulane Jiis iyo Sadaq John

    Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada la doortay oo ay...

    qoraal ah oo ay ku sheegeen ineysan suurtagal aheyn in doorasho ka dhacdo magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo.

    Kulamo labadii maalmood ee lasoo dhaafay uga socday magaalada Kismaayo masuuliyiinta kasoo jeeda gobolka Gedo ee maamulka Jubbaland oo looga hadlaayay suurtagalnimada doorasho ka...

    Dawo – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil toogasho ah iyo xabsi dheer ku riday afar dhallinyaro oo lagu helay dilkii...

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil toogasho ah iyo xabsi dheer ku riday afar dhallinyaro oo lagu helay in ay ka...

    Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur dalka Malesiya Jaceyl ay ka diiday Nin Ciraaqi ah

    Allaha u naxariistee Dahabo oo aheed Gabadh Soomaali ah oo kamid aheyd Soomaalida ku nool magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia ayaa shalay lagu...

    Most Read