Wasiirka Waxbarashada Oo Magacaabay Guddiga Afka Soomaaliga

Wasiirka Waxbrashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Abuukar Xaaji, (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay guddiga Rasmiga ah ee Afka Soomaaliga, Kuwaasi oo ka kooban Gudoomiyaha guddiga iyo sided iyo Laabatan xubnood(28 xubnood) oo la shaqeyn doona iyo Lix Xeel-dheereyaal ah(6Xeeldheere).

Wasiirka Waxbarashadda mudane Cabdullaahi Carab, Waxaa uu farayaa/ku wargelinayaa dhamaan Xafiisyada ay ku socoto Magacaabistaani in ay la shaqeeyaan xubnaha la magacaabay una fududeeyaan howlahooda.

Xafiiska damqo Media Network
       Jowhar , Soomaaliya
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here