Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta amray howlgal militari oo laga billaabo bariga Ukraine

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta amray howlgal militari oo laga billaabo bariga Ukraine, xilli ay u muuqato in dagaal weyn uu ka qarxay...

    Musharaxu waxa uu ku guuleystay 100 Cod, Hal Codna waa halaabay Saxariir iyo Sad bursi

    Digsiga tirsigiisu yahay HOP: 01015, waxa uu u xiran yahya Musharax Xildhibaan, Md. Qowdhan Sidow Jimcaale Muunye Jamac . waxaana Malxiisad u ah Marwo: Biibi...

    Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Gobollada Woqooyi ee Somaliland. (DAWO)

    Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada dhawaan la doortay ee Labada Aqal ee Baarlamanka ku matalaya...

    Maxay ka wadahadleen Rooble iyo odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gedo?.

    R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gobalka Gedo, islamarkaana waxaa uu hogaaminayo Ugaaska Maxamed Ugaas...

    Sacuudiga oo markii ugu horreeysay xusay aas-aasihi boqortooyada

    Sacuudi Carabiya ayaa maanta marki ugu horreysay sameysay dabaaldag lagu xusay ninki aas-aasay boqortooyada muddo hadda laga joogo ku dhawaad 300 oo sano. Doorashada taariikhda...

    Weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay

    Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig  Ciidano katirsan kuwa Uganda oo kamid ah AMISOM ku leeyihiin degaanka Cadow Dibile oo hoostaga...

    Jubbaland oo ku dhawaaqday inay kordhineyso la dagaalanka Al-Shabaab

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan dadka Shacabka, isla markaana maalin...

    Dil ka dhacay degmada Baraawe & faah faahin laga helayo

    Askari katirsan Ciidamada Booliska ayaa degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Allaha u naxriistee Maxamed Keniya oo kamid ahaa dhalinyarada Magaalada Baraawe...

    Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa maanta lagu doortay 5 kursi

    Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland waxaa maanta lagu doortay 5 kursi oo ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka ee...

    Sheekh Cabdinasir Xaaji Axmed oo kamid ah culimada Soomaaliyeed, waxaana wararka ay sheegayaan in qaraxa uu ku geeriyooday Sheekha.

    Wararka naga soo gaarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhaw qarax xooggan uu ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo. Qaraxa oo ahaa mid lagu xiray gaari...

    Dhaqaalaha ugu badan waxay Al-Shabaab ku bixiyaan amniga, sanad kasta waxay kooxdu hub ku soo iibsataa 24 milyan doolar.  

    Warbixin uu soo saaray machadka daraasaadka amniga ee Hiraal Institute ayaa lagu soo bandhigay xogta siyaabaha ay Al-Shabaab ku helaan hubka iyo cadadka kharashka...

    Sirdoonka Ukraine waxay xalay sheegeen iney heleen in Ruushka oo rabo in oo qabsado Donetsk iyo luhansk

    Sirdoonka Ukraine waxay xalay sheegeen iney heleen xog ku saabsan in waxyaabaha qarxa lagu xiray kaabayaasha dhaqaalaha ee ee ka jira Donetsk. Wuxuu intaa ku...

    Most Read