Musharaxu waxa uu ku guuleystay 100 Cod, Hal Codna waa halaabay Saxariir iyo Sad bursi

Digsiga tirsigiisu yahay HOP: 01015, waxa uu u xiran yahya Musharax Xildhibaan, Md. Qowdhan Sidow Jimcaale Muunye Jamac .

waxaana Malxiisad u ah Marwo: Biibi Malaaq Oojeey Beeldaaje Samatar wabar Muudey Ugas Gedi.

Musharaxu waxa uu ku guuleystay 100 Cod, Hal Codna waa halaabay Saxariir iyo Sad bursi Doorasho Somaliyu uma kala harin.

Natiijada, Doorasho Cadaalad ah oo Daah furan. Hambalyo Musharaxa Digsiga Tirsigiisu yahay HOP: 01015.

Qore: Yahya Amir

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here