Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ukraine oo ku baaqday in la xiro hawada dalkaas

    Waxay sheegtay in Ukraine “ay qiimeysay cunaqabataynta adag” ee lagu soo rogay Ruushka tan iyo markii uu billowday duullaanku, balse waxay sheegtay in Ukraine...

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu kasoo fulay amarka loogu diiday in Shariif Xasan uu u duulo Baydhaba  

    Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuu kamid ahaa musharraxiinta u tartameysa mid ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka...

    Madaxweynaha Cali Guudlaawe ayaa musharaxiinta u sheegay inay u diyaar garoobaan doorasho daahfuran oo si nabad ah ku dhacda,

    Beledweyne: 05, Febaraayo,2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa caawa kulan la...

    Farmaajo Oo Safar Ugu Ambabaxaya Maanta Dalka Qatar

    Madaxweynaha mudo xilleedkiisu uu dhamaaday ee dalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu safar ugu ambabaxo magaalo madaxda dalka Qatar...

    Guddigii loo xil saaray xaaladda Garbahaarey oo war cusub soo saaray

    Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gabagabeeyay wadahadalladii iyo kulammadii...

    dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku dhimatay bada Lesbos oo la shaaciyay magacyadooda

    Dhalinyaradan oo la la’aa muddo 5 cisho ah ayaa geeridooda la ii xaqiijiyey ka dib markii la sheegay in ay soo heleen ciidanka booliska...

    Ciidanka Booliska oo toogtay kooxo dilay Sarkaal Boolis ah

    Alla ha u naxariistee Sargaal lagu magacaabo Axmed Xasan Biriq ayaa xalay koox hubeysan waxay ku dileen xaafadda Holwadaag ee Magaalada Baladweyne Sargaalkan ayaa kamid...

    Raisal wasaarihii hore somaliya cumar cabdirashiid oo ku eedeeyay dowlad Goboleedyada inay boobeen doorashada

    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Camar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa ka hadlay xaaladda dalka ee xilligaan iyo doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka socda Soomaaliya. Camar...

    Doorashada lix kursi oo maanta lagu qabanayo Baydhabo

    Guddiga maamulka doorashada Koofur galbeed waxaa maanta oo khamiis ah lagu wadaa in ay qabtaan doorashada 6-Kursi oo ka mid ah kuwa Golaha Shacabka...

    Laftagareen Oo Xilka Ka Qaaday Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabelaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur isagoo markale u...

    Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo qaabiay Guddoomiyaha arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika.

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulan uu galabta Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo la yeeshay Guddoomiyaha arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka...

    Haramacad waa burro foolka kaga taalla Booliiska Soomaaliya, Caado-qaate loo adeegsado caburinta saxaafadda iyo guud ahaan dadka reer Muqdisho.”(Dawo)

    Guddoomiyaha Warbaahinta Mustaqbal Axmed Ciise Guutaale ayaa Haramcad ku tilmaamay Buro-foolka uga taalla booliska Soomaaliya, taas wax daawo ah aan laheyn, in laga jaro maahane. Sidoo kale...

    Most Read