Monday, August 24, 2026
More
    Home Wararka Maanta

    Wararka Maanta

    Madaxweynaha Ukraine oo Putin ku eedeeyay in uu galay dambi dagaal

    Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa weerarka lagu qaaday isbitaalka carruurta dumarkana ay ku umulaan ku tilmaamay ‘dambi dagaal’. Waxaa laga yaabaa inaysan xaaladdu sidaa u...

    Bakhaar cuntada lagu kaydiyo oo ku yaalla Kyiv ayaa dab qabsaday ka dib markii ay ciidamadda ruushka duqeeyeen,Sida lagu sheegay qoraal ay soo saartay...

    Hirshabeelle oo shaacisay jadwalka qabashada doorashada Afar Kursi

    Guddiga doorashada Hirshabeelle ayaa shaaciyay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee Beledweyne. Doorashada afartaan Kursi ayaa la qabanaya Maalinta...

    Taliyaha Booliska Somaliland “Soomaliya nabadgelyo kama wada shaqayn karno”

    Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqandhi Dabagale ayaa ka hadlay xiriirka ka dhaxeeya laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa Somaliland, maadaama Somaliland ay...

    Al-Sabaab oo weerar khasaaro geystay ka fuliyay degaan hoostaga Magalada Wajeer

    Xubno la sheegay inay ka tirsanaayeen Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa weerar geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay ka geysteen degaan hoostaga Magaalada...

    Hay’adda Socdaalka oo lagu wareejiyay dhul loogu talo galay dhismaha Laanta 2aad ee deegaanada Jubaland

    Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo safar shaqo ku joogay Magaalada Kismaayo ayaa kormeeray Xafiisyada xarunta Laanta...

    Askar Ka Tirsan Gorgor Oo Lagu Dilay Dhuusa-Mareeb Iyo Gaari Laga Qaatay

    Wararka ka imanaya magaalada Dhuusa-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sheegay in halkaasi lagu dilay laba kamid ah ciidamada sida gaarka ah u tababaran...

    Jabuuti oo xirtay Masuuliyiin lagu helay lacago ay muq maasuqeen

    Dowladda Jabuuti ayaa shaacisay in kadib markii la sameeyay xisaab hubin lagu helay in lacag Bilaayiin France ah lagu lunsaday heshiis ay ku sheegtay...

    Deni oo Maanta la kulmaya Isimada Dhaqanka & laamaha Amniga Gobolka Bari

    Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo weli ku sugan Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa Maanta kulan qado ah la la...

    Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho

    Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka laga helay Xaafadda Jaamacadda Shabeelle oo ka...

    NEWS Qaali Cali Shire Oo Ku Guuleysatay Doorashada Kursiga HOP#060

    Doorashada aad u xiiso badan oo ay ku tartameen afar dumar ah xalay ayaa waxaa ku guuleysatay kursiga HOP#060 Qaali Cali Shire kadib markii...

    NEWS Ciidamada Amaanka Oo Howlgal Ka Wada Magaalada Baardheere Kadib Qarax Ka Dhacay.

    Wararka ka imanaya magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay xalay ilaa saaka ka wadaan howlgal balaaran xaafadaha ay ka...

    Most Read