Maxay ka wadahadleen Rooble iyo odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gedo?.

R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gobalka Gedo, islamarkaana waxaa uu hogaaminayo Ugaaska Maxamed Ugaas Xaashi.

Kulanka ayaa looga hadlay doorashada Garbahaarrey siday u dhici lahayd, islamarkaana looga gudbi lahaa caqabdaha hortaagan doorashada.

R/wasaare Rooble ayaa balanqaaday inuu hirgalinayo heshiiskii 17 September uuna dhameynayo caqabadaha doorashada ku horgudban laguna qabanaayo Garbahaarrey oo aysan ka hareyn degaanada labaad ee doorashada lagu qabtay.

Odayaasha ayaa ku qancay balanqaadka R/waasare Rooble, waxaa ayna uga mahadceliyeen sida uu soo dhaweeyay, islamarkaana cabashadooda uu u dhagaystay.

Wararka ayaa sheegaya in Raisul wasaaraha ayaa lagu wado inuu tago degmada Garbahaarey si uu halkaas

wariye liibaan lucky

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here