Dr. Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan Joon) ayaa ka mid ahaa Musharaxiintii isu soo taagtay doorashadii Madaxweynaha ee dhacday sanadkii 2012 (Sawiro)

Waxaan booqasho sharaf ugu tagnay Raisul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Eng. Osman Mohamed Gacal (Osman John) iyo Prof ,Dr Dufla (Osman John) muddo 40 sano ahaa Guddoomiyaha Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Talyaaniga, waxaa sharaf inoo ah in Raisul Wasaaraha uga mahad celino sida karaamada iyo Maamuuska leh ee uu xafiiskiisa noogu soo dhoweeyey gudoomiyaheeyna Jaaliyada Talyaaniga.

Dr. Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan Joon) ayaa ka mid ahaa Musharaxiintii isu soo taagtay doorashadii Madaxweynaha ee dhacday sanadkii 2012, isagoo ah Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaalida ee Talyaaniga, waxaana uu xilligaas gacan ka geystay sharci siinta dad badan oo gaaraayay 5000 qofood oo Soomaaliyed oo Talyaaniga tahriib galay.

Dr. Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan John) Waxaa kaloo lagu ammaanayaa sida hagar la’aanta aheed ee dadkiisa dhibaateeysan u gargaari jiray si oo ugu helo hooy ay dagaan illaa sharciyada loo xareeyay ay ka helaayaan,kidibne waxoo geenjiray (struttura) qaab dhismeedka dadka lagu haayo si wax loogu barilahaa waxeey barito ku shaqeeysan la haayeen si ay u noqdaan dad nolashooda ku filan.

Jaaliyadda Soomaalida Talyaaniga ayaa si aan kala har lahayn u soo dhaweeyneeysa Dr. Cusmaan Maxamed Gacal (Cusmaan John) wax qabadkiisii muuqday, waxayna sheegeen inay tani fursad u aheed umadda Soomaaliyed soo martay wadanka Talyaaniga iyo midda haatan ku nool talyaaniga, waxayna sheegeen in Cusmaan John uu yahay shaqsi karti badan oo waxqabad wanaagsan lagu yaqaano.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here