Odayaasha dhaqanka beesha Duduble ee (Maxamuud Hiraab) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa eedeymo culus u soo jeediyey Wasiir ku xigeenka warfaafinta...
Asmara – Abdelkader Idiris oo ah la taliyaha wasaaradda arrimaha dibadda Eritrea ee arrimaha Soomaaliya ayaa sheegay in ay ka walaacsan yihiin heshiiska ay...
Somalia's security minister Hassan Hundubey Jimale says the government has no intentions of taking action against former Banadir regional police commander Sadaq John.
There were...
Mohamed Abdullahi Salat Omaar, a cabinet minister recently appointed to the lead Ministry of Labour and Social Affairs, has resigned from his position on...
Since election impasse entire government stop functioning, as a result security have deteriorated,for instance, today Al Shabaab coordinated explosions & suicide bombing occurred in...
Three suspects have been arrested after a police chase in Lagdera, Garissa, in connection with smuggling AK-47s, ammunition and petrol.
The suspects, who are of...
A Parma il Milan vince 3-1 nel secondo anticipo del sabato della 30esima giornata di Serie A RISULTATI in DIRETTA
I rossoneri continuano così la corsa anche per...
Indhaha Taageerayaasha Adduunka ayaa isha ku haya kulanka xiisaha iyo xamaasada leh ee El Clasico kaas oo caawa kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ku...
Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford guul soo laabasho ah kaga gaartay kooxda Brighton & Hove Albion, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar...
Agaasimiii hore ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsuggida ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo ku sugan magaalada Beledweyne, ayaa sheegay in qaraxii xalay lagu...
Kadib markii Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye ( Qoor Qoor) uu dhawaan u yeeray Xildhibaannada labada Aqal ee Galmudug laga soo doorto ayuu xalay...
Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Ugu yaraan...
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa aad u cambaareeyay qaraxyadii ka dhacay afaafka hore Madaxtooyada Magaaalada Beledweyne oo ay ku geeriyoodeen Allaha u naxariistee...
Xildhibaanad Aamina Maxamed Cabdi ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay qarax ismiidaamin ah oo lagula eegtay magaalada Baladweyne caawa.
Qof isku soo xiray walxaha...
Waxaa magaalada jigjiga ee Ismaamulka Soomaalida ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta amniga deegaanka Soomaalida iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ee Soomaaliya, kaas...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka ayaa kulamo kala duwan la qaatay...