Thursday, April 30, 2026
More

    Weriye Liibaan

    91 POSTS0 COMMENTS
    https://www.akhri.so/

    Puntland: Xal laga gaaray caqabad hortaagneyd dhameystirka doorashadii qof & Cod ee ka dhacday Saddexda degmo

    Bilihii la soo dhaafay waxaa aqabad xoogan ay ka taagneyd dhameystirka doorashada qof iyo cod  saddex kamid ah degmooyinka degaannada Puntland, hayeeshee Puntland ay...

    Ruushka oo ku hanjabay adeegsiga Hubka Nukliyeerka

    Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Ruushka ay Duqeeymo ba’an ay ka geeysteen magaalada Mariupol ee dalka Ukraine, kadib godoomin ay maalmo ku hayeen. Madaxweynaha Ukraine...

    Wararkii ugu dambeeyay qarax lagu dilay Askar Itoobiyaan ah

    araxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa gaadii ay wateen Ciidamo katirsan kuwa Itoobiya ee kamid ah AMISOM lagula eegtay duleedka degmada Diinsoor...

    Arday dilay laba kamid ah Macalimiintiisa Iskuulka

    Labo dumar ah oo macallimiin ka ahaa dugsi ku yaalla magaalada Maalmo ee dalka Sweden ayaa booliiska magaaladaasi xaqiijiyeen in arday dugsiga dhigta uu...

    Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Beledweyne

    Magaalada Beledweyne ee Gobolka hiiraan waxaa hadda ka bilaabatay doorashada laba kursi oo kamid ah golaha Shacabka, kuwaas oo kala ah Kursiga HOP#063 kaas...

    Muwaadin Soomaaliyeed oo Walaalkiis ku dilay Mareykanka

    Ciidamada Booliska magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in Sakariya Hirad oo ah wiil Soomaali ah uu walaalkiis ka weyn...

    Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe oo soo saaray Amar ku socda Hay’adaha

    Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa Amar lagu joojinayo kasoo saaray boorarka astaamaha Aqoonsiga ee ku qoran luuqadaha Qalaad in lagu isticmaalo...

    Dad gaajo iyo harraad ugu geeriyoodey degmada Ceel Waaq

    Xaalad abaar oo ka jirta degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo iyo deegaanada ku hareereysan ayaa saameeyey dadka iyo duunyada kunool, iyada oo dad farabadan...

    Dowladda Somalia & Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta duulimaadyada

    Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya  Durran Axmed Faarax ayaa Maanta la kulmay Danjiraha Dawladda Shiinaha ee Soomaaliya Danjire FEI Shengchao. Wasiirka Iyo...

    Galmudug & KGS oo kasoo horjeestay Jadwalka ay soo saareen Guddiga doorashooyinka Heer Federaal

    Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read