Arday dilay laba kamid ah Macalimiintiisa Iskuulka

Labo dumar ah oo macallimiin ka ahaa dugsi ku yaalla magaalada Maalmo ee dalka Sweden ayaa booliiska magaaladaasi xaqiijiyeen in arday dugsiga dhigta uu dilay.

Masala Booliska Magaalada Maalmo ayaa sheegtay in kiiskaan uu yahay mid cusub hayeeshee ay dib faah faahin ka bixin doonaan.

Weli lama shaacin sababta uu Ardayga u dilay Macalimiintiisa, balse dabaqa Sare ee Iskuulka Qol kamid ah loogu tegay Ardayga iyo meydka labadiisa macalin kadib markii Booliska lagu wargeliyay.

Magaalada Maalmo ee dalka Sweden ayaa waxaa kunool Soomaali farabadan, waxaana mararka qaar ka dhaca dhacdooyin ay kamid yihiin dilal dhaawac iyo Afduub.

wariyr liibaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here