Thursday, April 30, 2026
More

    Weriye Liibaan

    91 POSTS0 COMMENTS
    https://www.akhri.so/

    Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay dalka Canada

    Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa ka walaacsan dhallinyaro dhawaan lagu weeraray magaaladaasi, kuwaas oo mid kamid ah uu dhintay, halka...

    Mareykanka oo Soomaaliya dib ugu soo celinaya Ciidamadiisa

    Dowladda Maraykanka ayaa lagu wadaa inay ciidamo keento Soomaaliya si ay u xakameeyaan khatarta ururka al-Shabaab ee sii kordhaysa sida uu taliyaha ciidamada Maraykanka...

    Qoor Qoor oo la kulmay Xubno katirsan Guddiyada doorashooyinka

    Madaxwaynaha Maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Galmudug, iyo xubno ka tirsan heer...

    Qarax lala eegtay Askar Kenyan ah & khasaaro ka dhashay

    Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa Gaari ay wateen Ciidamo Kenyan ah waxaa lagula eegtay degaan kuyaalla duleedka Magaalada Mandheera ee Gobolka...

    Dhimasho & dhaawac ka dhashay Gaari lagu rasaaseeyay Gobolka Galgaduud

    Maleeshiyaad hubeysan ayaa wear jidgal ah waxaa ay  ku qaadeen laba Gaari oo ay saarnaayeen dad Shacab ah xilli ay marayeen degaan u dhaxeeyo...

    Guddiga doorashooyinka Puntland oo Guddoomiye kuxigeen doortay

    Kadib kulan ay Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ku yeesheen Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta waxaa ay ku doorteen...

    Dowladda Somalia oo ka hadashay Qarax lagu dilay maamule iskuul

    Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka hadashay dil Maanta Magaalada Muqdisho loogu geystay Maamulihii Iskuulka dowladda ee degmada Deeyniile Daahir Xasan Tooxow (Daahir Digdigle) kadib...

    Sarkaal ka tirsan Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

    Sarkaal Sare oo ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Guutada 8aad ee Qeybta 60aad . Adan Shiniyow Ibrahim Wuxuu...

    Jubbaland oo soo bandhigtay Sarkaal Shabaab ah oo howlgal lagu qabtay

    Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen degaano ku yaal duleedka Magaalada...

    Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u daran oo bani’aadannimo, isla markaana hadii aan...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read