Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Maxamed Xasan Akhuunad ayaa sheegay in dhammaan saraakiisha dowladdii Ashraf Ghani ee dalka isaga baxay ay ku soo laaban karaan Afghanistan isagoo balan qaaday...

    khamiis: September 9 - 2021 Sii hayaha xilka ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG Taliban, Mullah Maxamed Xasan Akhuunad ayaa sheegay in dhammaan saraakiisha dowladdii Ashraf...

    Xildhibaan Zakariye oo riyadiisi ku soo ururtay in khilaafka la geeyo baarlamaanka, si xal waara looga gaaro.

    Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi oo ka tirsan golaha shacabka ee muddo xileedkiisa uu dhammaaday ayaa wareysi uu bixiyey kaga hadlay xaaladda cakiran ee...

    Wakiillada Beesha Caalamka ayaa muujiyay sida ay u taageersan yihiin habsami u fulinta howlaha doorashooyinka ee uu Ra’iisul Wasaaruhu hormuudka u yahay.

    Muqdisho, September 9 - 2021– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah xubnaha Wakiillada...

    Waxay ka diideen madaxweyne Farmaajo inuu siduu doono ka yeelo doorashada,Rooble u socomeeyso

    Agaasime ku-xigeenka Machadka Heritage, Mursal Maxamuud Saney oo la hadlay BBC-da ayaa ka hadlay heshiiskii ay madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka ku gaareen habraaca cusub...

    Rooble ayaana Wakiilada beesha Caalamka uu la kulmay kala hadlay arimaha doorashooyinka Soomaaliya ka bilowday

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan kula qaatay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya qaar ma mid safiirada Beesha Caalamka...

    Dagaal-yahanada Taliban ayaa wax kayar toddobaad gudihiis qabsaday afar meelood meel caasimad goboleedyada dalkaas.iyo walwal la soo dirsay Turkiga.

    Dagaal-yahanada Taliban ayaa wax kayar toddobaad gudihiis qabsaday afar meelood meel caasimad goboleedyada dalkaas. Turkey ayaa waxaa Afghanistan ka jooga ciidamo qeyb ka ah NATO,...

    Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Madaxa AMISOM Danjire Francisco Madeira ayaa warbixin siin doona Xubnaha  shirka.

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay isugu yimaadaan shir ay ugu hadlayaan xaaladaha kajira...

    Axmed Ducaale Geelle Xaaf, iyo Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiidmaxaa kala heesta

    Soomaaliya waxaa weli ka socoto doorashada Aqalka Sare oo illaa iyo hadda ka qabsoontay Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Puntland. Galmudug ayay na maanta ka...

    Waxaan halkaan uga mahad celinayaa Qurba jooogta is xilqaatay ee suura galisay in ay wax badan u qabtaan ummaddooda (Dawo)

    Baryahaan waxaan ka gaabiyay baraarujintii Qoomiyada Mudulood, Waxaa ii muuqato in cayayaankii besha dhaq dhaqaaq bilaaween. Waxaan rabaa in aan u sheego cayayaanka besha mudulood...

    Marwo: Maymuun Xassan Biyow Yerow Xaji Mahadow Cusman Cumar. waxa ey ku dhalatay Tuulada Raqayle Cumar Gudle

    Marwo: Maymuun Xassan Biyow Yerow Xaji Mahadow Cusman Cumar. waxa ey ku dhalatay Tuulada Raqayle Cumar Gudle oo 7 km k/Barri uga beegan Magaalada...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read