Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Afgooye ayaa waxaa inta badan ka dhaca weerar toos ah, qaraxyo iyo dilal qorsheysan

    Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax maanta ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Qaraxa oo jugtiisa si weyn...

    M/weynaha Uganda Yuweri Musavani ayaa ka dalbaday golaha amaanka ee Q,M in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya (Dawo)

    M/weynaha Uganda Yuweri Musavani ayaa ka dalbaday golaha amaanka ee Q,M in cunaqabataynta hubka laga qaado Soomaaliya si dawlada Soomaaliya awood ugu yeelato sugida...

    Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si dirqi ah ugu guuleysatay Talaadadii xalay, tartanka hordhaca ah ee Congress-ka Mareykanka

    Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa si dirqi ah ugu guuleysatay Talaadadii xalay, tartanka hordhaca ah ee Congress-ka Mareykanka oo ay kula tartamaysay Xubin hore oo...

    Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada  Soomaaliya, Marwo  Fardowso Cusmaan Cigaal  ayaa  maanta xilka la wareegtay, taa oo ka dhigtay gabadhii u...

    Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo  Fardowso Cusmaan Cigaal  ayaa  maanta xilka la wareegtay, taa oo ka dhigtay...

    Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa galabta xilka u kala wareejiyay labada masuul, isagoona ammaanay Wasiirkii hore ee Maaliyadda.

    Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka, Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Maaliyadda, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Ra’iisal Wasaaraha ayaa bogaadiyay dadaaladii...

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno xabsi ah ku riday labo nin oo mid yahay ajaanibi midna soomaali Sweden,

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno xabsi ah ku riday labo nin oo mid yahay ajaanibi u dhashay dalka Tanzania, midna heysto...

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac iyo...

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Saalax Axmed...

    Sannad-guuradii 26-aad ee duullaankii Itoobiya ee Gedo + Magacyada dadkii la dilay

    Maanta oo kale 26 sano ka hor ciidanka Itoobiya ayaa weerar cir iyo dhul ah ku qaaday gobalka Gedo. Waxaa soo gudbay ciidammo tiro...

    Madaxweyne Yoweri Museveni ayaa dhiciniisa uga mahadceliyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud sida uu u ajiibay casuumaadda uu u fidiyey

    Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan booqasho rasmi ah ku joogo magaalada Kampala ayaa wadahadallo miro dhal ah la yeeshay dhiggiisa dalka...

    waxaa maata lagu aasay Marxuum Cali Muuse ayaa ahaa Saxafi rugcaddaa ah, oo muddo dheer ka shaqeynayay Warbaahinta gudaha iyo dibadaba,

    Soomaalida dagan dalka Talyaaniga gaar ahaan Gobolkaan Toskaana waxeey tacsi u gubinaayaan ehelada iyo Xaaskiisa, bahda Saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read