Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka, Cilmi Maxamuud Nuur ayaa xilka kala wareegay Wasiirkii hore ee Maaliyadda, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.
Ra’iisal Wasaaraha ayaa bogaadiyay dadaaladii Ex Wasiir Beyle uu ku bixiyay horumarinta dhaqaalaha iyo arrimaha dayn-cafinta ee dalka, waxaana uu Wasiirka cusub u rajeeyay in uu si daacadnimo iyo wadaniyad leh ugu adeeggo shacabka Soomaaliyeed.
“Mudane Xamse ayaa tilmaamay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Maaliyadda in uu yahay shakhsi aqoon u leh arrimaha maaliyadda, wasaaraddiisuna ay tahay ishii ay eeganayeen hay’adaha kale ee dowladda.” Ayaa lagu yiri qoraal lagu daabacay bogga Xafiiska Ra’iisal
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com