waxaa maata lagu aasay Marxuum Cali Muuse ayaa ahaa Saxafi rugcaddaa ah, oo muddo dheer ka shaqeynayay Warbaahinta gudaha iyo dibadaba,

Soomaalida dagan dalka Talyaaniga gaar ahaan Gobolkaan Toskaana waxeey tacsi u gubinaayaan ehelada iyo Xaaskiisa, bahda Saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid Wariye Cali Muuse Cabdi oo maantoo isniin ah lagu aasay dalka Talyaaniga magaalada Firenze.

Wariye Cali Muuse Cabdi oo manta marxuum ah, in uu ahaa tiir ka baxay Saxaafadda iyo guud ahaan bulshada Soomaaliyeed, wuxuuna Allah u waydiinay naxariistiisa janno in uu ka waraabiyo, inagana samir iyo iimaan naga siiyo.

Marxuum Cali Muuse ayaa ahaa Saxafi rugcaddaa ah, oo muddo dheer ka shaqeynayay Warbaahinta gudaha iyo dibadaba, Waxoo qeeb ka soo qaatay sidii looga badbaadilahaa qaran jabkii ku yimid ummadda Soomaaliyeed asagoo ahaa wariyahii kala babqaadaayay horjoogayaashii qalafsnaa iyo adduunka intiisa kale.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here