Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Nin Bulsho badan u ahaa Masuul ey raali ka ahaayeen, ayaa furtay Hotel Dadkiina aad ayey u soo dhaweeyeen.

    Nin Bulsho badan u ahaa Masuul ey raali ka ahaayeen, ayaa furtay Hotel Dadkiina aad ayey u soo dhaweeyeen. Waxa uu Maareeyaha Hotelka u magacaabay...

    Meydka Daniel Mbolu, ayaa laga helay kayn ku taalla buurta Mount Kaliminjaro, oo u dhow xuduudda dalka Tanzania,

    Warbaahinta dalka Kenya, ayaa ku warameysa in ninkii madaxda ka ahaa xarun codbixin, oo ku taalla magaalada Nairbi, ee xarunta dalka Kenya, la helay...

    Shir deg deg ah ayaa caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada cusub kaasoo laga yaabo in xilalka looga qaado qaar kamid ah taliyayaasha ciidamada

    Shir deg deg ah ayaa caawa la isugu yeeray Golaha Wasiirada cusub, ayada goor sii horeysay Wasiirada loo diray fariin wargelin ah si ay...

    Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Sheikh Mohamed bin Zayed Al-Nahyan ayaa horay u amray bixinta 35 milyan oo dirham oo gargaar bini’aadanimo

    Markab gargaar oo laga leeyahay Imaaraadka ayaa ku soo xirtay dekedda magaalada Muqdisho si uu u gaarsiiyo 1,000 tan oo sahay cunto ah oo...

    Saddex nin oo burcad ah ayaa la sheegay in xalay saqdii dhaxe koronto ku dishay xaafada Siinay ee magaalada Muqdisho,

    Saddex nin oo burcad ah ayaa la sheegay in xalay saqdii dhaxe koronto ku dishay xaafada Siinay ee magaalada Muqdisho, burcadan ayaana goobjoogayaal sheegeen...

    Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah sharci yaqaan ayaa ka hadlay dhacdadii baaarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan buuqii ka dhashay kulankii u dambeeyey (Dawo)

    Garyaqaan Mukhtaar Nuur Abuukar oo ah sharci yaqaan ayaa ka hadlay dhacdadii baaarlamaanka Soomaaliya, gaar ahaan buuqii ka dhashay kulankii u dambeeyey ee lagu...

    Ciidamada amaanka ayaa rasaas u adeegsaday qaar ka mid ah dibad-baxayaasha, taasi oo dhalisay khasaare kala duwan (Dawo)

    Ciidamada amaanka ayaa rasaas u adeegsaday qaar ka mid ah dibad-baxayaasha, taasi oo dhalisay khasaare kala duwan, walow aan illaa hadda la caddeyn karin...

    Danjiraha ayaa sheegay in dowladda Sweden ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya

    Danjiraha ayaa sheegay in dowladda Sweden ay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya – iyadoo Lindgarde ugu hambalyeeyay Ra’iisul Wasaaraha ansixinta xukuumadda iyo...

    Madaxweynaha ayaa dul istaagay guulaha laga dhaxlay heshiiskii dhexmaray Somaliya iyo Uganda sanadkii 2016-kii, SAWIIRO

    Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Madasha Iskaashiga Dhaqaale ee Somaliya iyo Uganda ayaa ka warbixiyay fursadaha iyo koboca dhaqaale...

    Golaha Wasiirada ayaa la faray, ka hor inta aanay sameyn xil magacaabis ama is bedel ay ku sameeyaan masuuliyiinta waa in ay wada tashi...

    Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa saqdii dhexe ee xalay soo saaray go’aamo la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida qaranka. Warqad ka soo...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read