Thursday, April 30, 2026
More

    Weriye Liibaan

    91 POSTS0 COMMENTS
    https://www.akhri.so/

    Nin Oday ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

    Kooxo hubeysnaa ayaa saaka Xaafada Macalin Nuur oo katirsan degmada Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir waxaa ay kudileen Nin Oday ah kana mid ahaa dadka...

    Qarax geystay dhimasho & dhaawac oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

    Qaraxa oo ahaa miinada dhulka la dhigo ee meelaha fog fog laga hago ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Walanweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose,...

    Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Israa’iil

    Waa weerarkii saddexaad oo noociisa ah oo ka dhacay gudaha Israaiil muddo toddobaad ah oo dad lagu dilay . Muuqaal laga soo duubay goobta uu...

    Puntland oo qabatay Doomo Shisheeye oo Kalluumeysi sharci darro ah waday

    Kadib howlgallo ay sameeyeen Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF iyo Booliska degmada Xaafuun ee gobolka Bari kusoo qabtay Doonyo laga-leeyahay dalal shisheeye,...

    Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool & faah faahin laga helayo

    Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka...

    Cali Guudlaawe oo booqday Goobihii ku burburay qaraxyadii Beledweyne baaqna jeediyay

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Guudlaawe Xueeen ayaa maanta kormeer ku tagay Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo burbur xoogan uu kasoo gaaray qaraxyadii...

    Weerar lagu qaaday Saldhig kuyaalla Jubbada Hoose

    Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku dhex-maray Ciidamada Kenya oo ka tirsan...

    Howlgallo ka billowday Muqdisho kadib Amaradii Farmaajo & Rooble

    Kadib kulamo is xigay oo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo & Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ay la yeesheen Saraakiisha Hay’adaha Amniga ayaa...

    Shir looga hadlayay Amniga caasimadda oo Muqdisho lagu qabtay

    Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada...

    laamaha Amniga oo Muqdisho ku qabtay Burcad dhac geysaneysay

    Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa howlgal ay sameeyeen ayay gacanta ku dhigeen burcad hubeysan oo dad shacab ah ka dhacayay teleefoono xaafada Raadeelka oo katirsan...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read