Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Soow ma ihi tanasul Badane?

    Aniga oo tix galinayo Danaha Shacabka, waxaan ka tanasulay wax badan oo aan Aaminsanaa, markii horena aan idiin Ballan qaaday, si Dalku uuna u...

    Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geele ayaa sheegay in dhankooda diyaar u yihiin in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka

    Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Daahir Maxamuud Geele ayaa sheegay in dhankooda diyaar u yihiin in wadahadal lagu dhameeyo khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya, balse aay...

    Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuut

    Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii shanaad ku guuleysatay doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib markii uu helay 98.41% codadkii dadweynaha reer Jabuuti doorashadii shalay. Wasiirka Arrimaha...

    D.F.S oo Qoraal U Dirtay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay taas ay ku muujisay madax banaanideeda siyaasadeed in ay tahay lama taabtaan.

    Annaga oo tixraacayna warsaxafadeedkii soo baxay 31 March 2021 ee ka soo baxay Madaxweynaha xilka ka dagaya ee Golaha Amaanka Marwa Linda Thomas, dowladda...

    Beesha oo ka soo jeedo Guddoomiyihii degmada Hodon ee la dilay oo Dowlada ku eedaysay inay ka seexatay in Cadaalada la hor keeno Danbiilayaashii

    Dlkii Guddoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) Ku dhawaad 90 maalin ama sadax bil ka dib dilkii loogu geestay inta u dhaxaysa Degmooyinka...

    Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo su’aalo dhoorah ka jawaabay

    Kusoo dhawaada Barnaamijka Awoodda 5-aad ee Dalsan TV oo todobaadkan uu marti ku yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni wuxuuna ka jawaabayaa su’aalo ku...

    DHAGEEYSO- Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in qoraalka iyo muuqaalka dowladda sii deysay uu ahaa wax horay u...

    Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo wareysi siiyay idaacadda VOA ayaa sheegay in qoraalka iyo muuqaalka dowladda sii deysay uu ahaa wax horay u diyaarsanaa,...

    Shirsan teendhada Afisyoone ayaa maanta is-faham ka gaaray mid ka mid ah qodobadii ugu adkaa ee la isku hayey.

    Shirka Afisiyooni ayaa barqonimadii maanta dib u furmay kadib laba maalmood, oo uu hakad ku jiray. Madaxweyne Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada ee ku shirsan...

    Ugu yaraan illaa 100 qof ayaa lagu soo warramayaa in saacadihii lasoo dhaafay ay ku dhinteen dagaal gobolka Sitti

    Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal kulul oo shalay ka dhacay gobolka Sitti  qowmiyadaha Soomaalida iyo Canfarta ee ku nool qeybo ka...

    Xeer ilaaliyaha guud ee Israa’iil ayaa dacwad ku soo oo gay Raysalwasaaraha dalka israaiil Benyamin Netanyahu,.

    Xeer ilaaliyaha guud ee Israa’iil ayaa dacwad ku soo oo gay Raysalwasaaraha dalka israaiil Benyamin Netanyahu,. Maxkamadda Jerusalem ayaa billawday dhageysiga dacwaddiisa, halka shalay...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read