Monday, July 6, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Dawo – Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil toogasho ah iyo xabsi dheer ku riday afar dhallinyaro oo lagu helay dilkii...

    Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa xukun dil toogasho ah iyo xabsi dheer ku riday afar dhallinyaro oo lagu helay in ay ka...

    Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur dalka Malesiya Jaceyl ay ka diiday Nin Ciraaqi ah

    Allaha u naxariistee Dahabo oo aheed Gabadh Soomaali ah oo kamid aheyd Soomaalida ku nool magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia ayaa shalay lagu...

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#138 ee golaha shacabka

    Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#138 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb Si kastaba, tallaabada ay...

    Waare “Cabdiweli Muudey wuxuu dhibane u yahay nidaamkii uu wax ka abuuray”

    Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka, Cabdiweli Ibraahim Sheekh Muudey iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu xanibay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, xilli...

    Dawo – Xaaladda waa mid cakiran oon geed laasugu soo ganbaneen Xulafada Farmaajo iyo Fahad ayaa isku-dey kasta u sameynay sidii ay u xaqiijin...

    Waxaa saacadihii u dambeeyay waxaa isasoo tarayay guuxa doorashada kursiga sumadiisu tahay HOP#145 ee uu hadda ku fadhiyo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha shacabka...

    Madaxweynaha Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee amniga oo maanta ka dhacay Magaalada Beledweyne. Shirka amniga oo ay kasoo...

    Daawo: Khadiijo ayaa maanta Jowhar lagu gudoonsiiyey shahaadada musharaxnimada, balse Baarliin tartanka laga reebay.

    Baarliin Biin oo dooneysay in wasiir Khadiija Maxamed Daariye ay kula tartanto kursiga golaha shacabka ay ku leedahay beesha Yaxar ee Hop097, ayaa caawa...

    Musharx Xildhibaan Barliin Maxamud Bin oo shalay caasimada Hirshabelle ka dagatay,ayadoo wehliyaan hool wadenadeeda e ugu horeeyso Shariifa Cadoow

    23/01/2022 - Musharx Xildhibaan Barliin Maxamud Bin oo shalay caasimada Hirshabelle ka dagatay,ayadoo wehliyaan hool wadenadeeda e ugu horeeyso Shariifa Cadoow (Dawo) Barliin Maxamud Bin...

    Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed oo Maanta soo geba-gabeyneysa diiwaangelinta Musharrixiinta

    Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Talaado ah soo geba-gabeeynaya diiwaangelinta & Shahaado siinta Musharrixiinta Shan kamid ah kuraasta Golaha...

    Dowladda Ingiriiska ayaa sheegeysa iney bixisay ilaa $ 10.7 milyan oo wax loogu qabanayo ilaa 500,0000 oo Soomaaliya.

    Dowladda Ingiriiska ayaa sheegeysa iney bixisay ilaa $ 10.7 milyan oo wax loogu qabanayo ilaa 500,0000 oo Soomaaliya. Xildhibaan Vecky Ford oo ah wasiirka ayaa...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read