Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#138 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb
Si kastaba, tallaabada ay Galmudug qaaday ee ku aadan doorashada Golaha Shacabka ayaa qayb ka ah fulinta heshiiskii doorashooyinka ee lagu gaaray magaalada Muqdisho.
.Guddoomiyaha xisbiga Wadajir ayaa helay codad gaaraya 86 iyadoo uu noqday mid kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed xubnaha mucaaradka ah ee ku soo biirey.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com