Thursday, May 21, 2026
More

    Damqo Media

    358 POSTS0 COMMENTS
    https://damqo.com

    Jeneral Maxamud Mocalim (Koronto)Waa marqaatiga nool waxoo marqaati ka yahay arinta dhax martay Famaajo iyo Jeneral indha qarsho(Dawo).

    Jeneral Maxamud Mocalim (Koronto)Waa marqaatiga nool waxoo marqaati ka yahay arinta dhax martay Famaajo iyo Jeneral indha qarsho. Hadaan ahay Jeneral Maxamud Mocalim (Koronto) waxaan...

    Dacwad oogaha guud ee dalka Kenya, Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa lagu eedeeyay in uu u eexdo Soomaalida iyo muslimiinta dalka Kenya

    Dacwad oogaha guud ee dalka Kenya, Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji, ayaa lagu eedeeyay in uu u eexdo Soomaalida iyo muslimiinta dalka Kenya uuna qadarin...

    Sawirro uu baahiyay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga dhax arkayay Rooble iyo taliyaha KMG ee NISA Yaasiin Farey

    Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay tagay hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho oo geed fadhi u ah siyaasiyiin isugu jira mucaarad...

    Wasiirka amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur, ayaa sheegay in loo fasaxay terminaalka Movecon

    Xukuumada Soomaaliya ayaa fasaxday in dib loo furo terminaalka Movecon ee garoonka Aadan Cadde, halkaas oo ay isticmalaan diblumaasiyiinta shisheeye ee ku sugan dalka. ,...

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed uu kasoo fulay amarka loogu diiday in Shariif Xasan uu u duulo Baydhaba  

    Madaxweynihii hore ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuu kamid ahaa musharraxiinta u tartameysa mid ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka...

    Madaxweynaha Cali Guudlaawe ayaa musharaxiinta u sheegay inay u diyaar garoobaan doorasho daahfuran oo si nabad ah ku dhacda,

    Beledweyne: 05, Febaraayo,2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa caawa kulan la...

    Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo oo qaabiay Guddoomiyaha arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika.

    Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war ka soo saartay kulan uu galabta Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo la yeeshay Guddoomiyaha arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka...

    Haramacad waa burro foolka kaga taalla Booliiska Soomaaliya, Caado-qaate loo adeegsado caburinta saxaafadda iyo guud ahaan dadka reer Muqdisho.”(Dawo)

    Guddoomiyaha Warbaahinta Mustaqbal Axmed Ciise Guutaale ayaa Haramcad ku tilmaamay Buro-foolka uga taalla booliska Soomaaliya, taas wax daawo ah aan laheyn, in laga jaro maahane. Sidoo kale...

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta amray howlgal militari oo laga billaabo bariga Ukraine

    Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta amray howlgal militari oo laga billaabo bariga Ukraine, xilli ay u muuqato in dagaal weyn uu ka qarxay...

    Musharaxu waxa uu ku guuleystay 100 Cod, Hal Codna waa halaabay Saxariir iyo Sad bursi

    Digsiga tirsigiisu yahay HOP: 01015, waxa uu u xiran yahya Musharax Xildhibaan, Md. Qowdhan Sidow Jimcaale Muunye Jamac . waxaana Malxiisad u ah Marwo: Biibi...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read