Jeneral Maxamud Mocalim (Koronto)Waa marqaatiga nool waxoo marqaati ka yahay arinta dhax martay Famaajo iyo Jeneral indha qarsho(Dawo).

Jeneral Maxamud Mocalim (Koronto)Waa marqaatiga nool waxoo marqaati ka yahay arinta dhax martay Famaajo iyo Jeneral indha qarsho.

Hadaan ahay Jeneral Maxamud Mocalim (Koronto) waxaan  ahaa taliyaha qaybta 27aad Madaxwaynaha Farmaajo ayaa ii soo diray nin hada waziirka diinta oo la yiraahdi Cumar Cali Rooble waxaa wahliya waziirka madaxtooyada Baqdaadi,ayadoo ujeedadoota tahay waxoo ii sheegay in ay rabaan in ay qortaan Ciidamo dhalinyaro ah oo aan sigaar cabin iyo jaad cunin in aan qorno anaga ayaana keenayna tababar kaliya la idin ka rabaa,waxaan iri keena baladwayne ayaa sadex wadaad kale iigu soo direen magaalada ayay rag ka soo ururiyeen waxaan soo wacay taliyaha indha qarshe arintii ayaan u sheegay ragii in xerada la keenay marka raashin ha loo amro lamagalaay ayuu tababarka ka bilaabmayaa, xamar baa la iiga yeeray wadaadadii hawsha iyo aniga madaxwaynaha ayaan la kulanay warbixintii ayaa loo bilaabay waxaa la leeyahay reer hebal intaas ayaan gaynay, qoraxsin intaas ayaan ka soo qornay, madaxwaynaha ayaa ku soo celiyay oo yiri qoraxsin maxaa waaye wuxuu yiri waa reer hebel haye, waxaan ka fiirinaa ciyadiyaha, jeebkooda istakiin in uu ku jiro maxaa jira kuwa qaadka cuna mar walba jeebka ayay ku wataan istakiin, walaahi ayuu dhahay madaxwaynaha, tababarkii waa socdaa, anigaa la i yiri haye waa socdaa tababarka waajibkii aad i siisay ayaan fulinay, kawaran wadaada warkooda waa run lakiin dadka alaa abuurtay oo wax lagama badali karo lakiin tabarki waa siinaa oo qofka inta uu kula joogo ayaan koontarooli karnaa mar hadii uu jiifkiisa tago wuxuu rabuu samaynayaa qofka lama badali karo lakiin waan tababari karnaa, taliyaha hadalkiisa ayan ku xoojinayaa in ragaas wadaada ah ciidanka ay qorayeen, ciidankuna waa ciidankii la isku qabsanjiray oo baladwayne laga wadi jiray lana gayn jiray dhuusamareeb.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here