Thursday, April 30, 2026
More

    Weriye Liibaan

    91 POSTS0 COMMENTS
    https://www.akhri.so/

    Laftagareen Oo Xilka Ka Qaaday Guddoomiyaha Gobolka Sh/Hoose

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii gobolka Shabelaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur isagoo markale u...

    Maxay ka wadahadleen Rooble iyo odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gedo?.

    R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gobalka Gedo, islamarkaana waxaa uu hogaaminayo Ugaaska Maxamed Ugaas...

    Sacuudiga oo markii ugu horreeysay xusay aas-aasihi boqortooyada

    Sacuudi Carabiya ayaa maanta marki ugu horreysay sameysay dabaaldag lagu xusay ninki aas-aasay boqortooyada muddo hadda laga joogo ku dhawaad 300 oo sano. Doorashada taariikhda...

    Weerar ka dhacay Shabeellaha Hoose & khasaaro ka dhashay

    Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig  Ciidano katirsan kuwa Uganda oo kamid ah AMISOM ku leeyihiin degaanka Cadow Dibile oo hoostaga...

    Jubbaland oo ku dhawaaqday inay kordhineyso la dagaalanka Al-Shabaab

    Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo arrimaha diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar ayaa sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan dadka Shacabka, isla markaana maalin...

    Dil ka dhacay degmada Baraawe & faah faahin laga helayo

    Askari katirsan Ciidamada Booliska ayaa degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay Allaha u naxriistee Maxamed Keniya oo kamid ahaa dhalinyarada Magaalada Baraawe...

    Wasiirka Waxbarashada Oo Magacaabay Guddiga Afka Soomaaliga

    Wasiirka Waxbrashadda,Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullahi Abuukar Xaaji, (Cabdullahi Carab) ayaa magacaabay guddiga Rasmiga ah ee Afka Soomaaliga, Kuwaasi...

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa furay Shirweynaha Qaran ee Gurmadka Abaaraha oo diiradda lagu saarayo sidii loogu gurman lahaa dadka Soomaaliyeed...

    Rooble Oo Ka Qeybgalay Gabgabada Doorashada Xildhibaanada Matalaya Gobolada Waqooyi (Dawo)

    Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qeyb galay gebogebada doorashada xildhibaannada labada aqal ee dalka ku matalaya Gobollada Woqooyi, ayaa hambalyeeyay...

    War Deg-Deg Ah;Qarax Lala Eegtay Kolonyo Galbineysay Madaxweynaha Puntland

    Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax lagula eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo maraya...

    TOP AUTHORS

    358 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    0 POSTS0 COMMENTS
    - Advertisment -

    Most Read