Madaxweyne Guudlaawe ayaa diyaar u la ah gargaar iyo garab istaag Ciidamada Macawisleey.

Madaxweyne Guudlaawe ayaa diyaar u la ah gargaar iyo garab istaag Ciidamada Macawisleey.

Ciidamada macawiisleyda oo garab ka helaya Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad

Ciidamada maleeshiyaadka macawiisleyda ee ku sugan Gobolka Hiiraan, isla markaana  dagaalka kula jira Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan degaano iyo degmooin katirsan Gobolkaas.

Ciidamada macawiisleyda oo garab ka helaya Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad ayaa degaano dhowr ah oo katirsan gobolka Hiiraan kala wareegay Al-Shabaab kadib dagaalo xoogan oo ay la galeen

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here