13/09/22 Daahir iyo Jamaal ayaa sheegeen in besha Habar gidier ay tahay milkilayaasha Dowladda oo hogaaminaayo Xasan Shiikh Maxamud.
Warkaan maaha war been abuur ah e waa war aan ka soo wariyay Daahir Calasoow oo aan geed kula ganban in besha Habargidir ay tahay milkilaha dowlada Xasan Shiikh.
Waxaa is weeydiin u baahan Besha Habar gidir oo sanadkaan ku midoowday in ay hoogooda meel isugu geeyaan kuna mideesnaayeen mushararax Madaxweyne Cabdi Shauur oo awoodoodi Habar Gidir dhaafiweeysay 15 cod Xasan oo helay 106 cod sideey u milkiyeen taas waxeey u muuqataa ku qabso ku qadimeeyside.
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com