Safiirkii Safaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga Cabdiraxmaan Sheekh Ciise ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku sharaxayo sababta uu ku yimid khilaafka u dhaxeeya asaga iyo wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, oo sheegay inuu xilka ka qaaday,
Waxa la yaab aha in Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday oo soo saaro wareegto oo ku baabinaayo in aan waxa la Magacabi karin ama la eryikarin Awoodna loo istimaalin karin sida ku cad wareegta ka soo baxaday tarikh 03/05/2022 laguna sheegay wixii ka danbeyey malinta la dhaariyey Xildibaana golaha markeey taariikhda aheed 14/04/2022 Wasiirka Arimaha dibadda sakayey oo tarikhda aheed 04/05/2022 ka soo baxaday Wasaardda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah kuna sundan MFA/FRS/DPS/37771/1221. Lagu eryey Safiirka Safaradda Somali ee Dalka Talyaniga
HOOS KA AKHRISO JAWAABID WASAARADDA ARRIMAHA DIBADDA KASOO BAXAY
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com