Farmaajo Iyo Rooble Oo U Hambalyeeyay Guddoomiye Ku Xigeenada Cusub Ee Golaha Shacabka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hambalyo u diray guddoomiye ku-xigeenada 1aad iyo 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo loo kala doortay Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, isaggoo u rajeeyey in alle uu u fududeeyo Waajibaadka qaran ee loo doortay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here