Sida aan wararka ku helnay Prof Gaandi oo ahaa siyaasi caan ah oo Farnsiiska ku geeriyooday.

Sida aan wararka ku helnay Prof Gaandi oo ahaa siyaasi caan ah oo horeyna isugu soo sharaxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku xanuunsanaa dalka Farnsiiska uu degnaa halkaas uu ugu dambeyn ku geeriyooday.

Madaxwaynaha  Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa tacsi tiraanyo leh u diraaya ehelkii, Qaraabadii, Iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Alle ha u naxariistee Professor Maxamed Cabdi Maxamed ( Gaandi)

Xildhibaankan geeriyooday ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta caanka ah ee kasoo jeeda gobolada Jubooyinka , waxa uuna horey usoo noqday Wasiirkii hore ee Wasaarada gaashaandhiga dowladii KMG ee Soomaaliya.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here