Waxaan rabaa in aan idin la wadaago oo idin far muuqiyo shaqsiyada oo leeyahay Gudoomiye Mursal taasne waxaa daliil u ah arimo badano o is ku soo laalaabyay ay ka mid tahay arintii Shiikh Rooboow oo odiyaashiisa ku yire hadaan soo deenwaayo shaqada waan iska casilayaa illa iyo hadda wax ka soo naaso cad majiraan.
Waxaan kaloon rabaa in aan idin soo gudbiyo arin iga yaabisay oo aan rabo in aad illa eek taan si aad u qeeymeeysaan Godomiye Mursal in oo mas kaxdiisa ka socdo ama maskax kale ay hogaamineeyso
Mursal waa kuma – (Dawo Muuqaalkaan si aad runta u aragto )
Xafiiska damqo Media Network
Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com