Agaasimaha Nisa Fahad Yasiin oo saaka u Ambabaxay Beled Xawo si u abaabulo dagaalo lagu qabanaayo Magaloyinka Ahmed madowe xakumo

Agaasimaha Nisa Fahad Yasiin oo saaka u Ambabaxay Beled Xawo si u abaabulo dagaalo lagu qabanaayo Magaloyinka Ahmed madowe xakumo .

Warar qaar ayaa sheegaya in u kulan la yeelanaay horjoogayaasha Alshabaab si dagaal wadajir ah ay ugu qadan magaalada kismayo oo leh deked calami oo Istratiji ah .

Waxa gacan ku siinaya Amiirka Qadar iyo Dowladda Turkiya.

Manta wasiirka Amniga ee Kenya wuxu amar ku bixiyay xeryaha Qaxootiga Somalida ee dhadhaab in laba todobaad gudahooda lagu xero Laguna celiyo Somaliya.

Xafiiska damqo Media Network
       Firenze , Talyaniga
Email: damqomedia@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here